Gebo gabada Dunnida

Gebagabada dunida!

Gebagabada dunida!

Culimadii hore iyo kuwa haatan joogaaba waxa ay in badan isku hawleen isla markaasna wax badan ka qoreen calaamadaha ama astaamaha lagu garto soo dhawaadka maalinta dunida la gabagabaynayo ama qiyaamaha. Walina may joogsan ee way socdaan ka hadalka laga hadlaayo astaamaha lagu garto soo dhawaadka qiyaamaha. Waxa aan shaki ku jirin in marka arrimaha noocan oo kale ah laga hadlayo aan loo doonanayn meel aan ahayn Kitaabka Qur’aanka kariimka ah iyo Axaadiistii Nebiga NNKH.

Haddaba calaamadaha qiyaamaha waxa loo qaybiyaa laba qaybood oo kala ah:

Calaamadaha yaryar: Oo u sii kala baxaya laba nooc:

Nooca koowaad: calaamado fog

Calaamadahani waa kuwo soo baxay oo la arkay isla markaasna waa calaamado yar yar oo muddo laga joogo dhicistoodii. Waxaana tusaale aynu usoo qaadan karnaa: Soo bixiddii Nebiga CSW, kala jabkii dayaxa iyo ololkii waynaa ee Madiina ka soo baxay.

Nooca labaad: calaamado dhexe:

Calaamadahani waa kuwo soo baxay siina kordhaya maalinba maalinta ka danbaysa waxaana ka mid ah: in la arko dadkii xoolo dhaqatada ahaa oo ku tartamaya dhismaha guryaha iyo in ay soo baxaan soddon beenaale oo sheeganaya Nebinimmo.

Calaamadaha waawayn: calaamadahani waa kuwa uu qiyaamuhu ku xigi doono. Waa toban lamana arag wali. Xudayfa oo ah saxaabi ka mida saxaabadii rasuulka ayaa yidhi “Nebiga NNKH ayaa nagu soo baxay annaga oo wax akhriyayna, markaas ayuu na waydiiyay ‘Maxaad akhriyaysaan’ waxaanu ku jawaabnay ‘Qiyaamaha’ waxa uu yidhi ‘Qiyaamuhu dhici maayo illaa aad aragtaan toban aayadood hortii” wuxuuna noo sheegay:

QiiqDijaalDaabbadCadceedda oo galbeed ka soo bixi doontaSoo deggidda Nebi Ciise CSYa’juuj iyo Ma’juuj

Iyo saddexda Dhul gariir (Dhul go’)

Dhul gariirka cadceed ka soo baxaDhul gariirka cadceed ka dhacaDhul gariirka Jasiiradda carabtaIyo dab ka soo bixi doona Yemen oo dadka kala firdhin doona

 

Axaadiis kalena waxa ay ku daraan:

Soo bixidda MahdigaDumitaanta kacbadaQur’aanka oo dhulka laga kor qaadi doono

 

Haddaba aynu soo qaadanno Calaamadaha yaryar oo sidaynu hore u soo sheegnay isugu jira kuwa la arkay oo dhacay iyo kuwo aan wali dhicin.

Qaybta hore: Calaamadaha yaryar ee Qiyaamaha islamarkaasna dhacay:

Soo bixiddii Nebiga CSWDhimashadii Nebiga CSWDillaacii DayaxaFurashadii ‘Baytal Maqdas’Badashada iyo soo bixidda FitnadaSoo bixidda ‘Khawaarijta’ ( dad dadka Muslimka ah gaalaysiiya)Soo bixidda dab ka imanaya XijaasDagaalka TurkigaSoo bixidda rag si dulmi ah dadka ulo ugu garaacayaDagaalka oo badanayaAmaanada oo la dayacoRaacidda dariiqooyinkii dadkii horeSoo bixidda dumar dhar gashan haddana qaawanBadashada dhismahaSalaanta gaarka ah (dadka oo salaama cidda ay garanayaan oo kaliya)Ganacsiga oo awood yeelanayaDumarka oo raggooda la wadaaga ganacsigaMarkhaati beenaalahaAqoon darrada oo badataEhelka oo la jaroJaarka oo la xummeeyoDanbiyada oo bataKii aaminka ahaa oo aan la aaminayn iyo tuuggii oo la aaminayoCilmiga oo aan Ilaahay dartii loo baranaynRagga oo xaasaskooda u dhega nuglaada hooyooyinkoodna caasiyayaSaaxiibbada oo loo dhego furnaado, aabbayaasha oo la diidoMasaajidka oo codka kor loo qaado (dadka oo masaajidada gudahooda ku sheekaysta kuna murma)Xidhashada xariirta oo la xalaashado ‘ragga’Cabista khamriga oo la xalaashadoTumista aaladaha miyuusiga oo la xalaashadoDadka oo geeri loo rajeeyoQurxinta guryaha oo lagu talax tagoQoraalka iyo faafiddiisa oo bataGeerida kadiska ah oo badata ‘Mawtul qafle’Waqtiga oo isu dhawaadaBeenta oo badataDhulgariirka oo bataDumarka oo bataRagga oo yaraadaBuurnida oo badata

Qaybta labaad: calaamadaha yar yar se aan wali dhicin waxaa ka mid ah:

Soo bixidda Badalaadda (Iyadoo laga badalayo sidii hore ee uu ahaa, loona badalayo si ka xun sidii hore sida dadka oo loo badalo xayawaan)Roob da’aya haddana aan dhulka waxba ka soo saari dooninDagaal dhex mari doona Muslimiinta iyo YahuuddaBuuraha oo dhaqaaqi doonaNin reer binu Qaxdaan ah oo dadku adeeci doonaanQur’aanka oo laga kor qaadi doono kutubta iyo laabahaQaybo ka mid ah Carabta oo dib ugu laaban doona caabudiddii SanamyadaKacbada oo uu burburin doono nin xabashi ahiDhismayaasha oo ku badan doona Maka.Soo bixidda Mahdiga

Xigasho: Sheekh Maxamed Binu Cabdiraxmaan Al-Careeyfi, Buugga ‘Nihaayat Al-Caalam’

Follow on facebook

Shakir Essa

Free Samsung unlocking

Samsung Unlocking Instructions

General instructions (will work for most phones):

Turn off your Samsung phoneInsert a non-accepted sim card (different from the original carrier). Turn on the phone. Slide to unlock and it will ask for the unlock codeEnter the unlock code you obtained from UnlockRiver.comYour phone is now fully unlocked!

 

If you enter an non-accepted Sim Card and your phone does not prompt to enter Unlock Code:

Method 1:

Go to the dial screen and press #7465625*638*# Once prompted for code, enter 8 digit Unlock Code provided by unlockriver.com.

 

Method 2:

Turn off your Samsung phoneInsert a non-accepted sim card (different from the original carrier) and turn your phone back on. When prompted for the unlock code type the UNFREEZE code provided.  If you are not prompted, go to your dial screen and type the UNFREEZE code, now press enter, send or call. You will receive an unsuccesfull message, don’t worry.Once the phone freeze is disabled, the Network lock or SP Lock screen will appearFor Network lock enter the UNLOCK code provided.  For SP Lock enter the SERVICE PROVIDER codeYour phone is now fully unlocked!

 

If you get “unsuccessful” again then hit Dismiss button and type *2767*3855# on phone keypad and try this procedure again (CAUTION! This will reformat all your data!).

Method 3:

You can try this method without the sim card or with the original sim cardType #7465625*638*CODE# (CODE is the Unlock Code we sent you)Phone deactivated message means its unlocked

 

Method 4:

You can try this method without the sim card or with the original sim cardType: #0111*CODE#  (CODE is the Unlock Code we sent you)

 

How to enter unlock code on Samsung models: SGH-A127, SGH-E840, SGH-F210, SGH-J600, SGH-T749

Turn ON your phone without Sim CardType #0111*CODE# (CODE is the Unlock Code I sent you)Device should say “Network Lock Deactivated”The phone may reboot and the unlock is completed

 

How to enter unlock code on Samsung SGH-A877

Insert an Authorized Sim Card and turn ON your phoneDevice must be in Portrait mode. Hit the Dial button on the touch screen.Type #7465625*638*CODE# (CODE is the Unlock Code we sent you)Device should say: “Network Lock Deactivated”Phone may automatically reboot

 

How to enter unlock code on Samsung models: A737, A777, Blackjack SGH-i607, SGH-i616, SGH-i617, SGH-i627, SGH-i637, SGH-A877

Insert an Authorized Sim Card and turn ON your phoneType  #7465625*638*CODE# (CODE is the Unlock Code we sent you)Device should say: “Network Lock Deactivated”Phone may automatically reboot

 

NOTE: If you are unable to connect to service provider or unable to make outgoing calls or receive messages, this has nothing to do with your phone being locked or not, you need to force the Blackjack to change to GSM mode, this can be done as follows:

Type *#1546792*#Select Option 3 Network & Call SettingsSelect option 5 Network ModeSelect GSMThis should resolve your problem.

 

How to enter unlock code on Samsung phones from: AT&T / Cingular BlackJack

Insert a non-accepted Sim Card and turn ON your phonePower on the device. Wait approximately 30 seconds until the Sim Lock application appears (the delay may be longer if the user has already attempted an unlock with the wrong code)Enter the unlock code in the blank fieldPress Ok. If the Unlock Code is incorrect, an error dialog will appear.  After pressing Ok on this dialog, the user has to re-enter the Unlock Code after delays (see above in Device Specific Information). If the Unlock Code is correct, a success dialog will appear.Press OkThe device is now unlocked and should continue booting

 

NOTE: If you are unable to connect to service provider or unable to make outgoing calls or receive messages, this has nothing to do with your phone being locked or unlocked, you need to force the BlackJack to change to GSM mode, this can be done as follows:

Power on your PhoneType *#1546792*#Select Option 3 Network & Call SettingsSelect option 5 Network ModeSelect GSM

 

How to enter unlock code on Samsung Models: i450 & i560

Turn ON your phone without Sim CardType #PW+Unlock Code+1#

 

The letter P appear after you press star button (*) three times quickly

The letter W appear after you press the star button (*) four times quickly

The letter + appear after you press the star button (*) two times quickly

 

How to enter unlock code on Samsung J600

Unlock Code is entered as: #0149*UNFREEZE# or #0111*UNLOCK#

 

How to enter unlock code on Samsung SGH-P207

Reset to original factory setting by typing *2767*3855#, your phone will rebootInsert a non-accepted Sim Card and turn ON your phoneA Wrong Sim message will appearEnter * #9998*3323#Exit white screen appear, tap the right soft key, (occasionally it will not go to the next screen, if so press the down key)A menu will appears, scroll down to the malloc Fail option, this will reboot, and normal service screen will appearEnter *0141# and press the green Call keyPersonalized screen appear, the name of the current Sim Card provider will appear on the screenTurn phone OFF, and then turn back ONGo to menu by tapping left soft keySettings is in bottom right hand cornerSelect option 7 = SecuritySelect option 6 = Sim LockSelect option 1 = DisableEnter 00000000 (eight zeros), the message will come up Sim lock disabled with a check mark; your phone is now unlocked to use with other carriers.

 

How to enter unlock code on Samsung SGH-T609

Turn ON your phone without Sim CardType #011*CODE# (CODE is the Unlock Code we sent you)Device should say: “Network Lock Deactivated”Phone may automatically reboot

 

How to enter unlock code on Samsung Models: Z320i, Z510, Z650i

Insert a non-accepted Sim Card and turn ON your phoneType **CODE# (CODE is the Unlock Code we sent you)

 
Shakir Essa

https://www.facebook.com/Shaakir7

Wax ka baro Nafsadaada

Ku Darso Ogaalkaaga,

in marka qofku hurdo qaybaha dareenka urtu, gabi ahaanba shaqada joojiyo oo aanu shaqayn.

Ku Darso Ogaalkaaga, in haddii Riyadu kugu badan tahay, aad ka mid tahay dadka ugu fahamka iyo garashada wanaagsan, sida baadhitaano badan oo lagu sameeyay aadamigu tilmaameen, dadka marka ay hurdaan aadka u riyooda inay aad u maskax wanaagsan yihiin.

Ku Darso Ogaalkaaga, in baadhitaano badan oo lagu sameeyay lagu ogaaday in indhaha aadamigu maqluub ahaan wax u arkaan, laakiin qayb maskaxda ka mid ahi ay sida caadiga ah ka dhigto, haddii qaybtaasi shaqada joojisana, qofku wax walba maqluub u arki lahaa, waxaana xaaladaasi dadka qaarkood arkaan, marka dhiigu ka yaraado ee qaybtaasi yara gaabiso.

Ku Darso Ogaalkaaga, In xajmiga Maskaxda aadamigu boqolkiiba labo ka tahay guud ahaan qiyaasta jidhka ama miisaankiisa, haddana ay isticmaasho boqolkiiba labaatan ka mid ah, neefta Oxygen-ta ee jidhka, boqolkiiba shan iyo toban ka mid ah garaaca wadnahana iyadu sabab u tahay.

Ku Darso Ogaalkaaga, In sababta marka qofku qadh qadho uu ilkaha iskula dhaco, xiliyada qabowga dhaxanta, uu ka dhasho ama ay keenaan hormoonada (Irisine), oo ah kuwa baruurta iyo subaga ku jira, jidhka ka sameeya difaaca qabowga ka difaaca, waxaana ilka isku garaacistu calaamad u tahay in hormoonadani hawl gal ku jiraan.

Ku darso ogaalkaaga, in cayayaanada ilmi ma aragtayga ah, ee maqaarka jidhka aadamigu ku nool, bilyano tiradoodu ka badan tahay, qiyaas ahaana baadhayaashu ku tilmaamaan in aadamiga ay ka tiro badan lahaayeen, inta hal qof oo kaliya maqaarka jidhkiisa ku nooli, haddii la tirin lahaa.

Ku darso ogaalkaaga in dhididka jidhka aadamigu aanu markiisa hore ur lahayn oo uu dareere caadi ah yahay, laakiin marka uu jidhka dusha uga soo baxo, ay ku dhex darsamaan, cayayaanada ama jeermiska jidhka ku dul nool, ka dibna urta kulul ee dhididku samaysanto.

Ku darso ogaalkaaga, in si aad u ogaato, nooca codkaagu yahay ama dadka kale ku maqlaan, waxa dhegtaada bidix aad saartaa gacantaada ka dibna dhegayso, waxa aad u si fiican u ogaan doontaa codkaagu sida uu yahay.

✔👍👍 like Facebook

images (17)

Korodhso aqoontaada

Korodhso Aqoontaada: Ma Ogtahay

Ma ogtahay, in astaanta qaranka dalka Spain ama sida aynu u naqaano heesta calanka ee dalkaasi, kaliya muusig uun tahay, oo aanay lahayn erayo ama hees la qaadi karo, astaanta dalkaasi calankooda ku salamaan, ayaa markii murankeedu dhamaan waayay, ee qoomiyadaha dalkaas degaa isku khilaafeen, gabi ahaanba laga dhigay, muusig kaliya.

Ma ogtahay, in malabka saafiga ahi, aanu is badalin xitaa haddii uu kun sanadood yaalo, mase ogtahay, in sababtu tahay, maadooyinka kala duwan ee shinidu ka samayso malabku inay sabab u tahay, waxaana cadayntii ugu waynayd lagu ogaaday, markii dhawaan la helay, malab faraaciintii Masar, Qabri ku aaseen oo aan is badalin, sadex kun oo sanadood.

Ma ogtahay, in dahabka ku jira dunida haddii awood lagu soo saaro, dhamaantii la heli lahaa, lagu xardhi kari lahaa dhulka qalalan ee aan badaha iyo wabiyada ahayn oo dhan, taas oo macnaheedu tahay in waddooyinka iyo meel kasta dahab laga luli lahaa.

Ma ogtahay, in qofka qaan gaadhka ah, uu garaaca wadnihiisu halkii daqiiqo, 70 ilaa 100 yahay, maalintiina garaaca wadnihiisu marka la isku geeyo noqonayo, boqol kun oo jeer, halka noloshiisa oo dhan, haddii uu todobaatan sanadood noolaado ay ka noqonayso, sadex bilyan oo jeer, waxaanay taasi wadnaha ka dhigaysa, aalada wax soo saar ee ugu awooda, tayada iyo tamarta wayn.

Ma ogtahay, in qof kasta oo aadami ahi, daqiiqadii qaato hawo lix litir u dhiganta, waana qiyaasta daqiiqad kasta hawada aynu dibada ka qaadano ee Oxygen-ta sanbabadeenu qaataan.

Ma ogtahay, in marka qofka da’diisu gaadho, lixdan jir, uu jidhkiisu waayo, boqolkiiba konton ka mid ah, dareemayaasha urta, mase ogtahay in qof kasta oo lixdan jir gaadhaa uu boqolkiiba afartan dareemayaasha dhadhamada ah waayo oo da’da iyo gabowga haleelay awgeed ay kaga lumaan.

Ma ogtahay, in qofku marka uu hadlayo uu isticmaalo ama ay shaqeeyaan boqol xubnood oo jidhkiisa ka mid ah, halka uu dhoola cadayntana ka adeegsado, 17 xubnood oo kaliya, marka uu cadhoodo ee uu afka buurana uu afartan xubnood ka adeegsado, waxaanay tani inoo cadaynaysaa in farxadu tahay, habka kaliya ee ugu dhibaatada yar jidhka.

Categories: Cilmiga Iyo AqoontaXiisaha

https://www.facebook.com/Shaakir7

Korodhso aqoontaada

Ka Faa’iidayso: KAFAA IIDAYSO — * Dadka waxa ugu jaahilsan qofka …: ———– KA FAAiIDAYSO — * Dadka waxa ugu jaahilsan qofka sharka sameya khayrkana rajeeya. * Qofku wax uu dhawro waxa ugu wanaagsan d…

Programming language

Hello, Here is the list of top 10 languages, now decide which language you really want to learn. 1. JavaJavais considered as the perfect language for the developers and programmers to learn. Currently it is the top-most programming language and has grabbed the highest position with Android OS yet again, though it was a bit down a few years ago. Java can be utilized for mobile-based applications, enterprise level purpose, for creating desktop applications, and for establishing Android apps on tablets and smartphones. 2. PHP The web developers should learn about PHP or Hypertext Preprocessor, a well-known programming language. Withthe help of PHP, you can enlarge a web app very quickly and effortlessly. PHP is the actual foundation of many strong content management systems, for example, WordPress. PHP is really a valuable programming language for the developers and programmers. 3. JavaScript While you are expanding your site, JavaScript is extremelyfunctional as this language can immensely assist you in generating communication for your website. You can utilize various in style frameworks in JavaScript for constructing superb user interface. When you’re into web development, it’s very important to known about JavaScript for making interactive web pages.JavaScript is applied for including animations on the web pages, loading fresh images, scripts or objects on web page, and craft hugely responsive user interfaces. 4. Python For becoming skilled at all-in-one language, you should begin learning Python language that has the ability to expand web apps, data analysis, user interfaces, and many more, and frameworks are also available for these tasks. Python is utilized by bigger companies mostly that can evaluate vast data sets, thus this is a huge chance to learn it and be a Python programmer. 5. Objective-C If you are the one who is interested on constructing apps for iOS, then you have to know about Objective-C language efficiently. The most preferred choice for all the web developers is Objective-C. When you have learnt Objective-C, you can begin applying XCode that is known to be the authorized software development tool from Apple. Thus you can quickly produce iOS app that can be noticeable in App Store. 6. Ruby Another popular programming language is Ruby and Rubyon Rails. This can be learnt easily, and also very strong and clear-cut. If you’ve small time in hand and still want to craft any project, then you can surely utilize Ruby language. This programming language is applied massively for web programming, and hence turned out to be the ideal selection for the beginner companies. 7. PerlPerl is also a well-accepted programming language that offersdistinct tools for various obscure setbacks such as system programming. Though this programming language is a bit puzzling, but it is really a strong one that you can learn for this year, and renew your knowledge. Perl is mainly used for sites and web app expansion, desktop app development and system administration,and test automation that can be applied for testing databases,web apps, networking devices, and many more.8. C, C++ and C# You can increase your knowledge by learning about C this year that is unique programming language. Being the oldest, it should be learnt firstly when you start up, and it is mainly applied in forming different softwares. C++ or C plus plus is a bit more progressive than C, and utilized immensely in forming hardware speeded games. It is an ideal selection for strong desktop software as well as apps for mobiles and desktop. Known to be the strongest language, C++ is applied in vital operating systems, such as Windows. After learning these 2, you can go ahead in knowing about C# language. It won’t be difficult for you to get accustomed with C# after knowing C and C++.C# is actually the prime language for Microsoft applications and services. While executing with .Net and ASP technologies, you are required

Shakir Essa
Shaakir_ciise@Hotmail.com

© all rights reserved

Somalida iyo siyaasada

ASTAAMAHA SIYAASIGA SOOMAALIGA AH EE MAANTA JIRAA WAA KUWAN BY HAYAAN CABDISALAAN ISMAACIIL [Mudugonline, 9 Jan 2002]
Waxaan marar badan isweydiiyaa maxaa siyaasiyiinta soomaaliyeed ka qaldan? Waxaan arkaa dad badan oo soomaaliyeed oo rayigooda ka dhiibta siyaasada iyo siyaasiyiintaba. Marka hore waxaa isweydiin leh waa maxay siyaasadu? Waxaan
anigu qabaa in siyaasadu tahay tartan, tartankaasoo ka dhaxeeya kooxo kala duwan. Kooxahaas oo ku tartamaya codka bulshada ay ku dhexnool yihiin, kooxahaas oo aaminsan in mabda´ ooda uu yahay kii bulshadu ku gaari laheyd horumar. Hadaba markii doorasho laga sameeyo wadanka waxaa guuleysta kooxdii shacbiga badankiisii soo jiidatay. Taas micnaheedu wuxuu yahay inta u dhaxeysa labo doorasho waxaa wadankii lagu fulinayaa mabda´a kooxdii ku guuleysatay doorashada, kuwii lagu guuleystayna waxay noqonayan mucaarad iyagoo dhowraya sharciga uyaala wadanka, tixgalinaya kooxda haysa maamulka wadanka. Sida cinwaanka maqaalkan ku tilmaaman, dad badan oo soomaaliyeedna ay maqaalo ka qoreen waxaa marar badan isweydiiyey siyaasiga soomaaliyeed ee maanta jiraa waa kuma? Hadaba calaamadaha lagu garto siyaasiga soomaaliyeed waqtigaan xaadirka ayaan xoogaa dib u fiirshay waxaana iisoo baxay:

SIYAASIGA SOOMAALIGA AH EE MAANTA JIRAA WAA KAN.

Waa nin da weyn (Ilaahaa weyn).

Wuxuu ku dhashay tuulo ama magaalo ay inta badan degaan reerka uu ka soo jeedo sidaa daraadeed wuxuu noloshashiisii inta hore uu kusoo dhexjiray hal reer oo kaliya ah wuxuuna dhalinyaranimadiisii yimid magaalo weyn.

Reerkiisa, xaaskiisa iyo caruurtiisa waxay badanaa joogaan waddamada Yurub ama waqooyiga Ameerika. Hadii xaalada nabadgelyo ama tan caafimaad ku xumaato si fudud ayuu u tagi karaa waddamadaas, maxaa yeelay wuxuu inta badan haystaa dhalashadooda ama sharciga lagu joogo.

Wuxuu badanaa heystaa darajo askareed sida Korneel, Gaashaanlesare, jeneraal, sareeye gaas, sareeye guuto iwm. Masoo baran inta badan waxbarashada cilmiga diinta, siyaasada, maamulka, bulshada, sharciga, dhaqaalaha ama sayniska. Laakiin wuxuu si wanaagsan uga soo qalanjabiyey kuliyadii qayaamada iyo dhaca ee xukuumadii Siyaad Barre. Markii jagada loo
magacaabayey wuxuu shaxaadi jiray masruufka reerka, lix bilood kadib wuxuu lahaa 4 gaari 3 guri dhowr boqol kun oo doolar iyo beer ku taala Afgooye banaankeeda.

Wuxuu badana kasoo shaqeeyey dowladihii soomaaliyeed ee soo jiray intii xornimada la qaatay kadib. Inta badan wuxuu lasoo shaqeeyey dowladii Siyaad Barre oo uu kasoo qabtay jagooyin kala duwan. Waxaa marar qaarkood dhacday
inuu fakaday oo mucaarad ku noqday xukunkii Siyaad Barre, haddana uu soo laabtay kadib markii jago ka wanaagsan tii hore ama nolol ka wanaagsan tii hore loo balanqaaday.

Sicirbararka ma saameyn oo kaliya dhaqaalihii ee siyaasadiina wuu gaaray. Markii ay meel uga banaanaan weysay ururadii jiray wuxuu uruursaday xoogaa dad laftiisa kadhashay oo war qalada ah laga dhaadhiciyey wuxuuna sameystay ururka SBTJ oo matala reer XKHD.

Mabda siyaasadeed,qorsho siyaasadeed, xal siyaasadeed midna malaha mana wato ee wuxuu hadba raacaa meeshii abeeshu usocoto. Haddii uu shalay cadow ku ahaa koox kale, maanta wuxuu layahay heshiis. Hadii shalay uu dastuur cusub
sameystay, maanta asaga burinaya. Shalay hadii sanad la doortay, maanta asagaa sadex sano ku arsanaya. Shalay hadii uu magacaabay hebel, maanta asagaa ka qaadaya jagada. Shalay haddaa raacsanayd asaga waxaad ahayd nin danta oomaaliyeed jecel, maanta haddaa tiraahdo waa qaldantahay waxaa tahay cadowga umadda Soomaaliyeed. Shalay hadaa isku reer ahaydeyn, maanta waxaa tihiin kala laf, beritana kala jilib, saadanbana kala hooyo, saakuuna asagaa curadkii ah.

Meel walba oo Soomaaliya haka taliyee wuxuu sheegtaa in umadda soomaaliyed ay soo dooratay, asagaana ah ninkii keeni lahaa nabadgelyo, dowlad wanaaagsan, dhaqaale horumarsan iwm. sidaa daraadeedna uu jagada uhayo. Marxalada siyaasadeed ee dalka iyo shacbiga soomaaliyeed oo aad uraba ayaa ku qasabay inuu jagada qabto sidaas dara

Contact me on facebook

https://m.facebook.com/Shaakir7?refid=7

Xikmada quraanka

Sirta kalimada TOWXIIDKA لآ اِلَهَ اِلّا اللّهُ مُحَمَّدٌ رَسُوُل اللّهِ !!Byalaxmed/Mar 20, 2015Waxaynu ogsoonnahay cibaaradani)لا إله إلا الله(,inay tahay kalimadda ugu weyn ee qof uu yiraahda. Waa kalimadda ama oraahda uu nebigeenna suubban )NNKH( inoo sheegey qofkii yiraahda markuu dhimanaya inuu gelaya Jannada. Sidoo kale kalmadahani ay ka koobantahay cibaaraddu waa kelmadda ugu horreysa ee lagu soo galo diinta Islaamka, waana rukniga )tiirka( koowaad ee tiirarka Islaamka. Waxaynu ogsoonnahay in rasuulkeenna suubban )NNKH( uu inoo sheegey weynida kalimaddaasi ay qabta haddii koonka oo idil kafad la saaro, cibaaradaasina kafadda kale la saaro inay cuslaan lahayd cibaaradaasi towxiidka.Waxaa haddaba isweydiin mudan maxay karaamada iyo qiimaha intaa dhami ku gaartay kalimaddaasi, waynu ogsoonnahay inay tilmaamayso kelinnimada Ilaah, balse ma waxaa jira asraar kale oo qarsoon oo ay leedahay? Maxay u noqotay kelimadda ugu weyn uguna qiimaha badan adduun iyo aakhiraba? Waa middaasi ta aynu wixii Alle innaga fahamsiiya ama uu nooga fududeeyo aanu ka oran doonnamaanta hadduu Eebbe idmo.Kalimaddaasi waxay leedahay sir raqameed )tiro( oo cajiib ah, taas ayaanna lafaguri doonnaa hadduu Ilaaha idmo.Xuruufta ay ka kooban tahay kalmaddaasi waa noocma?Kalimadda)لا إله إلا الله(, waxay ka kooban tahay saddex nooc oo xaraf ah. Waxay kala yihiin xarafka Alif)ا(, xarafka laam)ل(,iyo xarafka haa’)ه(.Ugu horreynba halkan bay kasoo dhalaashay mucjisadii ugu horreysay ee kalimaddaasi.Saddex xaraf oo isku soo noqnoqota ayay iyada dhan ka samaysan tahay weedhaasi qiimaha badan. Waxayna saddexda xaraf noqdeen saddexda xaraf ee ay sidoo kale ka kooban tahay kalmadda)الله(, subxanallaah!!. Alif laam iyo haa’, ayay sidoo kale ka kooban tahay kalmadda Allaah.Sidaa daraaddeed buu Ilaahay cibaaraddii uu isku sifeyn lahaa ama uu kelinnimadiisa ku tilmaami lahaa wuxuu u doortay inay noqota mid ka kooban inta xaraf ee magaciisa )Allaah( uu ka kooban yahay in lamid ah.Saddex xaraf )ا(, )ل(, )ه(. oo ay ku dhisan tahay kalimadda Allaah)الله(, ayaa sidoo kale waxaa ku dhisan cibaarad tilmaamaysa wax aad u weyn oo ah Islaamka iyotowxiidka Ilaahay oo dhan. Saddexdaas xarfood ayaa uu Ilaahay asaas uga dhigey )ل ا إ ل ه إ ل ا الله(.Sidee Buu Alle ugu Sheegey Nebigiisa )NNKH(?Alle sarreeye asagoo nebigiisa suubban )NNKH( usheegaya weynida kalmaddaasi sidoo kalena baraya qiimaheeda kuna boorinaya inuu ogaado in Alle kale jirin Allaah uun mooyaane wuxuu suuradda Muxammad aayadda19d uu ku yiri)فاعلمأنهلا إله إلا الله(.Bal aan is weydiinna muxuu yahay raqamka19dee aayadda? Maxay tahay sirta ka dambeysaee aayaddu ay ugu soo beegmatay raqamka19d ee suuradda? Raqamka19dwaa raqam mucjisaad Quraaneed, sida raqamka7oo kale. Waana sidoo kale raqam cajiiba ah sida itisaalaadka iyo tiknoloojiyada casriga ka marqaati kacday. Asraar kaloo yaab badan ayuu xagga cilmiga casriga ku leeyahay raqamkaasi. Laakiin dhanka Quraanka markaynu eegno aayadda ugu horreysa ee Quraanka waa bisinka Al Faatixa, waxay ka kooban tahay19xarfood. Sidoo kale aayadda 30d ee suuradda Al Muddathir ayaa raqamkaasi si toos ah u cabbireysa, waxayna oranaysaa. Si gaara buu mudan yahay inaan raqamkaasi uga hadalno, laakiin marka hore aynu qeexna xuruufta kalimadda.Kalimaddan )لا إله إلا الله(waxay ka kooban tahay nooc ahaan saddex xaraf, oo soo noqnoqota. Marka la tiriyana waxay noqonayaan 12 xaraf,ل-ا -إ-ل-ه -إ-ل-ا -ا -ل-ل-ه1- 1- 1- 1- 1- 1- 1- 1- 1- 1- 1- 1=12 xarfoodTaasoo lamida bilaha sanadka ee hijriga. Bimacnaa halkii xaraf ookamid ah wuxuu u dhigmaa 30 maalmood )hal bil(. Nebigu)NNKH( wuxuu inoo sheegey in kalmad kastoo kamid ah dikriga iyo adkaarta iyo Quraanka halkii xarafba uu u dhigamaya 10 ajar. Bimacnaa xasanad kasta waa 10 ajarkeeda. Laakiin haddii halkii xaraf ee kalmaddan aanu kor kusoo xusnay uu u dhigamaya 30 maalmood, waxay ka dhigan tahay halka xaraf inuu u dhigmo 30 darajo oo ajar ah. Taa waxay kutusineysaa inay la qiimo iyo ajar ahayn kalmadaha kalee Quraanka, dikriga iyo adkaarta. Waxayna dheertahay labo jibbaar, bimacnaa 20 darajo.Waxay sidoo kale ka kooban tahay afar kalmadood.–لا–إله– إلا-الله– 1- 1- 1- 1=4 kalmadoodTaasoo lamid ah bilaha afarta ah ee xurmeysan ee sanadka )Rajjab, Dil Qacdah, DilXajja iyo Muxarram(.Dhismo Raqameed Cajiib ah iyo Caalaqada raqamyada 7 iyo 19Haddii aayadda uu Ilaahay ku barayay nebigiisa suubban)NNKH( kelinnimadiisa iyo qiimaha cibaarada–لا–إله– إلا-اللهay ku jirtay suuradda Muxammad, aayadduna ay ahayd aayadda19d, bal aynu dib ugu laabanno, qeexid iyo calaaqada raqameed ee ka dhaxaysa kalmaddan iyo raqamka19.Ugu horreyn aanu qorna cibaarada oo dhan, dabeetana aan ku hoos qorna kalmad kastoo kamid ah inta xaraf ee ay ka kooban tahay raqamka muujinaya. Taniwaa luuqadda raqameed, ee ugu caansan luuqadaha adduunka, waxayna muujineysaa in Quraanka hadduu Carabi kusoo degey uu u soo degey dhammaan dadyowga dunida, siduuba Ilaahay meela badan taasi ku muujiyey, isagoo inooga warramaya in Muxammad )NNKH( uu u direy basharka oo dhan Carab iyo Cajamba. Haddaba luuqaddan oo cid kastaahi ay fahmi karta ayuu Ilaahay u adeegsaday kitaabkiisa si loo fahma mucjisada iyo balaaqadadiisa cajiibka ahi.Sidaa darteed aanu qorna marka hore cibaaradda oo dhan-لا- إله- إلا- الله– 4 —-3—–3—–2Kalmad kasta inta xaraf ee ay ka kooban tahay raqamka xaqiiqda ah ee tilmaamaya marka lagu hoos qora, waxaa inoo soo baxaya afartaasi raqam ee kalaah4 3 3 2.Haddaynu sidey yahiin isugu dhaweyno waxaynu heleynaa ama ay noqonayaan sidan4332,taasuna waa raqamka19oo labo mar la isku dhuftay, dabeetana lagu dhuftay inta xaraf ee ay kalmadda mubaasharatan ka kooban tahay oo ah12.12x 19×19=4332Subxanallaah!!.Waxaad isweydiisaa maxay tahay labo jibbaarka raqamkan19)yacni 19,19( iyo raqamkan12? Miyay wax calaaqa ah tiradani la leedahay raqamka7ee ah midka asaasiga u dhismaha raqameed ee Quraanka,iyo aayadaha kowniga ahi?Tiradani )4332( arqaamta aynu ku helnay waxay ahaayeen raqam mucjiseedyadani12)xuruufta kalimadda Laa’Ilaah Illaa- Allaah( x19)raqamka aayadda kujirta suuradda Muxammad ee tilmaamaysa kalimadda towxiidka( x 19 )xuruufta aayadda ugu horreysa ee Quraanka kariimka(.Haddaba haddaynu raqamyadani )12,19,19( siday yahiin isu garba dhigna sidee bay noqonayaan? Waxay noqonayaan121919.Taasuna waxaynu ku heli karnaa dhowr jibaarka raqamka7. Subxanallaah!! waa calaaqada cajiibka ah ee tirooyinkani iyo raqamka7ka dhaxaysa.7x 17417 =121919 Subxanallaah!!Haddaynu raqamyadaasi )121919( si caksi ah ka dhigno, waxay noqonayaan sidan 919121,bimacnaa taasoo ah sidoo kale raqamka7oo dhowr jibbaaran. Subxanallaah!! waa taas calaaqada cajiibka ee kalimaddan iyo raqamka19iyoraqamkeeda12d iyo raqamka7ka dhaxaysa.7x 131303= 919121Subxanallaah!!.Mar kale haddaanu ixtimaalno oo raqamka goonida ahi aanu dhexda gelinna labada raqam ee isu egna aan labada dhinac marinno waxaa inoosoo baxaysa sidan 191219, Subxanallaah!! tanina waa dhowr jibbaarka raqamka7.7x 27317= 191219 Subxanallaah!!.Haddaynu sii ixtimaalno mar kale, waxaynu sameynay labada raqam ee isu eg ayaan labada dhinac marinnay, raqamka goonnida ahina dhexda ayaan gelinnay, markaasaynu helnaay sidan 191219. Haddaba haddii tiradan aan si caksi ah u qorna waxaa inoosoo baxaya sidan 912191, subxanallaah!! tanina waa dhowr jibbaarkaraqamka7.7x 130313=912191 Subxanallaah!!.Maxaa tani loola Jeedaa?Waxaa loola jeedaa Allaah sarreeye wuxuu cibaaradda iyo oraahda ugu qurxoon ee isaga isku sifeeyay uu u doortay arqaam cajiib ah iyo xuruuf cajiiba oo aanan ka badneyn 3 xaraf, kuwaasoo sidoo kale uu horey magaciisa )Allaah( ugu soo koobay. Waxayna daliil iyo burhaan u tahay tani xaqnimada towxiidka iyo Quraanka kariimka ah ee xaggiisa ka yimid Subxaanah!!.Maxaa kale!!?Intaas oo qura maahan xaajadu, balse aynu mar kale eegno cibaaradda quruxda badan iyo xuruufteeda-لا- إله- إلا- اللهWaxay xuruufteeda ka kooban yahiin sidaan horeyba u soosheegnay saddex nooc xaraf ah, oo kala ah Alif, Laam, iyo haa’. Haddaba aynu is weydiinno xaraf kastaa oo kamid ah cibaaraddani inta mar ee uu kusoo arooray ama kusoo noqnoqday isla cibaaraddan.Xarafka alif aanu siinna raqamka 1, xarafka laam aanu siinna calaamaddan #, xarafka haa’ aanu siinna caalamaddan ¤.-ل- ا- إ- ل-

Contact on facebook

https://m.facebook.com/Shaakir7?refid=7

FBI administrative processing

Administrative Processing FBI Name checks A DV2015 selectee from the immigration.com forum named Martin has done a bit of research on the FBI name checks. These checks are not specific to DV lottery selectees, but the information gives an insight into some of the reasons why some cases are more likely to go on AP than others. In some countries there is a high chance of AP, in other countries it will happen rarely. I have also speculated that KCC might be calling for some of these checks as part of the DS260 processing – and that might be something introduced this year with the new DS260 system. Perhaps I am giving USCIS/DoS too much credit – but if true it would at least explain why the DS260s are talking so long to process compared with the previous paper based process. That would be advantageous to DV lottery selectees because as annoying as it is waiting for the DS260 to be completed, AP is far more detrimental since many AP checks failed to finish in previous years. Starting those checks earlier in the process would give AP cases a better chance to complete in time. My thanks to Martin for this informative piece! The Office of the Secretary of State for Visa Services maintains, that the FBI background check is a necessary process for sifting out terrorists, spies, and people that illegally transfer sensitive technologies. It also claims it only affects 2% of applicants, so if you’re unlucky to be chosen, be prepared to wait 12-360 days for a response, which might be a revocation of your previously approved visa. Most times, though, you would be approved. The background check level you get depends on the application data or, specifically, nationality, you will be assigned one or more categories or class. These are code named: Mantis: (potential illegal transfer of sensitive technology) Bear (for foreign government officials, representatives to international organisations, and their families) Donkey (name hits, certain nationalities) Merlin (for refugees and asylum seekers) Eagle(certain nationals of Cuba, China, Russia, Iran, Vietnam) Condor (certain nationalities e.g. Afghanistan, Algeria, Bahrain, Djibouti, Egypt, Eritrea, Indonesia, Iran, Iraq, Jordan, Kuwait, Lebanon, Libya, Malaysia, Morocco, Oman, Pakistan, Qatar, Saudi Arabia, Somalia, Sudan, Syria, Tunisia, Turkey, the United Arab Emirates, Yemen.) Hawk (for immigrant visas). Horse (diplomatic visa holders of certain nationalities) Pegasus (officials of Commonwealth of Independent States) Afterwards, your information is forwarded to the pertinent agencies for a very thorough check– mostly FBI. Others could be CIA, DEA, U.S. Department of Commerce, Department of Treasury’s Office of Foreign Assets Control, Interpol, and the Department of State’s Bureau of International Security and Non-proliferation. This is where the delay really occurs. If everything goes well, you can have your approved visa in as little as three weeks, but if there is a problem of any sort, a delay could be anything from 30 days to 360 days. The most painful part is that you don’t know exactly how long it’s going to take, and there are no step by step updates, so you are stuck in a timeless time of waiting. Here are some reasons for delay: 1. Errors in the visa submission : The US Embassy from the country you are applying might mistakenly submit your information in a wrong format (different from what the agencies want), so the agency returns the data to the embassy. This obviously prolongs the security check and approval process. This situation happens every now and then, but it seems that the various agencies are working to standardise the submission format, which would help reduce such mistakes. 2. False Hits(Especially for Visas Mantis and Visas Condor): If your name matches that of someone on the FBI’s (or any other agency’s) list, you will be subjected to more scrutiny till you are either cleared or marked as a concern to security. Imagine if you are from a country wi Copyright Britty Simon Posted by Shakir Essa

Murti-Xikmad-

                KA. FAA IIDAYSO —

 * Dadka waxa ugu jaahilsan qofka sharka sameya khayrkana rajeeya. * Qofku wax uu dhawro waxa ugu wanaagsan diintiisa. *Qoom kasta cadowgooda wuxuu ka adkaadaa marka ay is khilaafaan<. * Murugooyinka markay far badtaan way wada dataan. * Naftaaadda hagaaji dadkaa kuu hagaagaya. * Nicmadu waxay ku waartaa shukriga. * Mar mar dadka u booqasho tag wey ku jeclanayaan. * Camal la sameeyo waxa ugu wanaagsan midka la daa’imo haba yaraadee. * Rayiga ayey raciyada ku hagaagt. * Kalah waad farxi. * Caddaalad ayaa dadka lagu hantaa. * Maalka waxa barakeeya sakadda. * Saltanada waxa xejiya caddaaladda. * Taajirka fulayga ahi mar kasta wuu khasaaraa. * Rajo waxa ugu wanaagsan Alle oo lagu kalsoonaado. * Nin rag cadowgiisa waa calooshiisa. * Midhaha cilmiga waa cilmiga oo la falgeliyo. * Jaahilku waddankiisa khariib ayuu ku yahay. * Fulaynimada waa nusqaan. * In badan dadaal in yarna ku qanac. * Ciidammadu waa dhufayska wadamadda. * Xadhigga beentu waa mid aad u gaaban. * Wadamaddu waxay ku camirmaan jacaylka wadanka marka la jeclaado. * Dunida waa maal, aakhirna waa camal (dunida waxa lagu faanaa hanti, aakhrina waxa lagu faanaa camalka. * Aabbahaa dhawr inankaaga ayaa ku dhawriye. * Badbaadadu waxay ku jirtaa dhawrsanaanta. * Geesinimadu waa saacad oo la sabro. * Samirku waa furaha guusha. * Samirku waa xeelad. * Runtu waa badbaado iyo sarreyn. * Dulmi lagalo waxa ugu xun qof liita oo la dulmo. * Caddaaladdu waa guul. * Dhawranaantu waa quruxda faqriga. * Shaqadu waa nolol, raaxaduna waa dhimasho. Shakir Essa Shaakir_ciise@Hotmail.com

KAFAA IIDAYSO — * Dadka waxa ugu jaahilsan qofka sharka sameya khayrkana rajeeya. * Qofku wax uu dhawro waxa ugu wanaagsan diintiisa. * Qoom kasta cadowgooda wuxuu ka adkaadaa marka ay is khilaafaan. * Murugooyinka markay far badtaan way wada dataan. * Naftaaadda hagaaji dadkaa kuu hagaagaya. * Nicmadu waxay ku waartaa shukriga. * Mar mar dadka u booqasho tag wey ku jeclanayaan. * Camal la sameeyo waxa ugu wanaagsan midka la daa’imo haba yaraadee. * Rayiga ayey raciyada ku hagaagt. * Kalah waad farxi. * Caddaalad ayaa dadka lagu hantaa. * Maalka waxa barakeeya sakadda. * Saltanada waxa xejiya caddaaladda. * Taajirka fulayga ahi mar kasta wuu khasaaraa. * Rajo waxa ugu wanaagsan Alle oo lagu kalsoonaado. * Nin rag cadowgiisa waa calooshiisa. * Midhaha cilmiga waa cilmiga oo la falgeliyo. * Jaahilku waddankiisa khariib ayuu ku yahay. * Fulaynimada waa nusqaan. * In badan dadaal in yarna ku qanac. * Ciidammadu waa dhufayska wadamadda. * Xadhigga beentu waa mid aad u gaaban. * Wadamaddu waxay ku camirmaan jacaylka wadanka marka la jeclaado. * Dunida waa maal, aakhirna waa camal (dunida waxa lagu faanaa hanti, aakhrina waxa lagu faanaa camalka. * Aabbahaa dhawr inankaaga ayaa ku dhawriye. * Badbaadadu waxay ku jirtaa dhawrsanaanta. * Geesinimadu waa saacad oo la sabro. * Samirku waa furaha guusha. * Samirku waa xeelad. * Runtu waa badbaado iyo sarreyn. * Dulmi lagalo waxa ugu xun qof liita oo la dulmo. * Caddaaladdu waa guul. * Dhawranaantu waa quruxda faqriga. * Shaqadu waa nolol, raaxaduna waa dhimasho.

———–KA FAAiIDAYSO

* Dadka waxa ugu jaahilsan qofka sharka sameya khayrkana rajeeya.
* Qofku wax uu dhawro waxa ugu wanaagsan diintiisa.
Qoom kasta cadowgooda wuxuu ka adkaadaa marka ay is khilaafaan.
* Murugooyinka markay far badtaan way wada dataan.
* Naftaaadda hagaaji dadkaa kuu hagaagaya.  Nicmadu waxay ku waartaa shukriga
* Mar mar dadka u booqasho tag wey ku jeclanayaan.
* Camal la sameeyo waxa ugu wanaagsan midka la daa’imo haba yaraadee.
* Rayiga ayey raciyada ku hagaagt.
* Kalah waad farxi.
* Caddaalad ayaa dadka lagu hantaa.
* Maalka waxa barakeeya sakadda.
* Saltanada waxa xejiya caddaaladda.
* Taajirka fulayga ahi mar kasta wuu khasaaraa. * Rajo waxa ugu wanaagsan Alle oo lagu kalsoonaado.
* Nin rag cadowgiisa waa calooshiisa.
* Midhaha cilmiga waa cilmiga oo la falgeliyo.
* Jaahilku waddankiisa khariib ayuu ku yahay. * Fulaynimada waa nusqaan
* In badan dadaal in yarna ku qanac.
* Ciidammadu waa dhufayska wadamadda.
* Xadhigga beentu waa mid aad u gaaban.
* Wadamaddu waxay ku camirmaan jacaylka wadanka marka la jeclaado.
* Dunida waa maal, aakhirna waa camal (dunida waxa lagu faanaa hanti, aakhrina waxa lagu faanaa camalka.
* Aabbahaa dhawr inankaaga ayaa ku dhawriye. * Badbaadadu waxay ku jirtaa dhawrsanaanta.
* Geesinimadu waa saacad oo la sabro. * Samirku waa furaha guusha.
* Samirku waa xeelad.
* Runtu waa badbaado iyo sarreyn.
* Dulmi lagalo waxa ugu xun qof liita oo la dulmo.
* Caddaaladdu waa guul.
* Dhawranaantu waa quruxda faqriga. * Shaqadu waa nolol, raaxaduna waa dhimasho.

Contact me on facebook
https://www.facebook.com/Shaakir7

Get the latest News from the Africa and middle East, South africa, Nigeria, Egypt, Algeria, Morocco, Tunisia, Ethiopia, Somalia, Kenya, somaliland, Djibouti, Sudan, south Sudan, Congo, Gabon, Gambia, Namibia, Botswana, Zimbabwe, Zambia, Cameron, Ghana, Madagascar, Angola, equatorial Geni,: breaking news, features, analysis and debate plus audio and video coverage from across the Middle East

Advertisements
%d bloggers like this: